Booliiska oo Muqdisho kusoo bandhigay nin fal laga naxay isaga oo geesanaya la duubay

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay nin hubeesan oo dhawwaan muuqaal laga duubay, isaga oo garaacaya sidoo kale xabad ku ridaya dhallinyaro ciyaal weero ah. Axmed Xasan Cilmi oo ahaa ninka laga duubay muuqaalka baraha bulshada lagu baahiyay si weyna dadka uga carroodeen oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uusan wax … Continue reading Booliiska oo Muqdisho kusoo bandhigay nin fal laga naxay isaga oo geesanaya la duubay